Awoodaha Raisul Wasaaraha cusub iyo saameynta uu ku leeyahay Madaxweynaha

Awooda raisul wasaaraha waa mid mar kasta ay isku dayaan iney saameyn ku yeeshaan Madaxweyneyaasha Soomaaliya oo ay weliba hoos keenaan awoodahooda gaarka ah ee ay u ergeeyaan xaasaskooda, qaraabadooda, iyo guulwadeyaashooda. Raisul wasaareyaasha qaar waxaa awoodahooda si xirfadeysan daaha gadaashiisa looga maamushaa, kadib marka lagu soo xero geliyo balanqaadyo dhalanteeda ama xishood xigaalnimo, xigtanimo, … Continue reading Awoodaha Raisul Wasaaraha cusub iyo saameynta uu ku leeyahay Madaxweynaha